Dooxa Biyaha Roobka Dexmara Qardho
Magaalada Qardho waxay muddo la liidatay daadad ku soo rogmada oo magaalada dexmara, sababana khasaare nafeed iyo mid hanti ma guurto ah. 2020kii bishii Abriil ayaa waxaa ku soo rogmaday daadkii ugu halista badnaa, wuxuu sababay 5 qof oo dhimasho ah, dad ku dhaawacmay iyo hanti burbur baaxad leh, maxa sababay daadadku magaalada?, jawaabta oo […]